Shirka Dowlad goboleedyada intaas ka badan ayaa looga fadhiyey (Maxaa Isbedelay)

Waxaa habeenkii Isniinta ee 13 Luuliyo, xilli danbe soo baxay War murtiyeed ay soo saareen Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshbaelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland, goobta lagu akhrinaayey war muriyeedka waxaa joogey qaar kamid ah Wasiirada Dowlad goboleedyada, waxaana saxaafadda u akhriyey Yusuf Garaad Cumar oo xiriiriye ka ahaa furitaankii shirka Dowlad Goboleedyada. Qaabka shirku … Continue reading Shirka Dowlad goboleedyada intaas ka badan ayaa looga fadhiyey (Maxaa Isbedelay)